Posts

Showing posts from August, 2022

MADAXWEYNE DENI OO MAGACAABID CUSUB SAMEEYAY

Image
MADAXWEYNE SAID ABDULLAHI DENI OO MAGACAABID CUSUB SAMEEYAY H. E Said Abdullahi Deni (06 August 2022) MAGACAABID LA-TALIYEYAASHA MADAXWEYNAHA EE SIYAASADDA IYO DIMUQRAADIYADDA, MASHAARIICDA IYO KHEYRAADKA DABIICIGA AH IYO ARRIMAHA BULSHADA Puntland State House facebook Garoowe: 08 August 2022 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne LR 41, LR 42 , LR 43 oo ku saabsan magacaabid Saddex La-taliye Madaxweyne oo kala ah, La-taliyaha Siyaasadda iyo Dimuqraadiyadda, La-taliyaha Mashaariicda iyo Kheyraadka Dabiiciga iyo La-taliyaha Arrimaha Bulshada. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu arkay: Aqoontooda iyo waayo-aragnimadooda shaqo. Wuxuu xeeriyey: 1. Waxaa Maxamed Cali Faarax (Farmayeeri) loo magacaabay La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Bulshada. 2. Waxaa Cismaan Yuusuf Maxamuud loo magacaabay La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Siyaasadda iyo Dimuqraadiyadda. 3. Wax