Posts

Maxamuud Siciid Nuur oo walaac ka muujiyay Booqashada wafdiga Somaliland ee Badhan iyo Dhahar

Image
Badhan iyo Dhahar waxay ku socdaan waddadii ay Laascaanood martay 2006/2007. Wadiiqada yar, wadiiqada wayn bay kugu riddaa. Muuse Biixi oo Badhan iyo Dhahar habeenno u howday haddii aad aragto ha qariibsan. Talo iyo Tabar midna lama hayo maanta." Sawirka Maxamed Siciid Nuur/Faysbuug Maxamuud Siciid Nuur , La-taliye-sare oo ka tirsan Madaxtooyada Dawladda Puntland , ayaa sidaas ku qoray bartiisa uu ku leeyahay faysbuuga . Tacab lagu khasaaray; Dib u habaynta ciidama Puntland. (Been iyo mala-awaalka muddo shacabka lagu maaweelinaayey) Maanta waxaa shacabka sharafta badan ee Puntland u cadaatay in dib u habayntii ciidamada Puntland ee muddada la soo waday ay ahayd mashruuc shaqsiyaad gaar ah danno ka fushadeen, taas-na waxaa daliil u ah qodobadan hoose. 1. Waxaa la sheegay in Badhan laga daahfuray xero ciidamada lagu tababaro, dhawr jeer oo hore waa laysku soo sawiray.  2. Isla xeradaas aan kor ku xusay, waxaa lagu sheegay in ciidamo tira badan lagu tababaray laguna qa

MADAXWEYNE DENI OO MAGACAABID CUSUB SAMEEYAY

Image
MADAXWEYNE SAID ABDULLAHI DENI OO MAGACAABID CUSUB SAMEEYAY H. E Said Abdullahi Deni (06 August 2022) MAGACAABID LA-TALIYEYAASHA MADAXWEYNAHA EE SIYAASADDA IYO DIMUQRAADIYADDA, MASHAARIICDA IYO KHEYRAADKA DABIICIGA AH IYO ARRIMAHA BULSHADA Puntland State House facebook Garoowe: 08 August 2022 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne LR 41, LR 42 , LR 43 oo ku saabsan magacaabid Saddex La-taliye Madaxweyne oo kala ah, La-taliyaha Siyaasadda iyo Dimuqraadiyadda, La-taliyaha Mashaariicda iyo Kheyraadka Dabiiciga iyo La-taliyaha Arrimaha Bulshada. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu arkay: Aqoontooda iyo waayo-aragnimadooda shaqo. Wuxuu xeeriyey: 1. Waxaa Maxamed Cali Faarax (Farmayeeri) loo magacaabay La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Bulshada. 2. Waxaa Cismaan Yuusuf Maxamuud loo magacaabay La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Siyaasadda iyo Dimuqraadiyadda. 3. Wax

SIDEE ISLAAMKU KUSOO GAARAY SOOMAALIYA

Image